8 Jan 2016 War-bixinta Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay ayaa maanta soo bandhigay warbixintiisa S/2016/27 ee Soomaaliya oo uu u jeediyey Golaha Ammaanka. Dhacdooyinkii ugu dambeeyay Wararka Hadal-Jeedinti Warbaahinta ee Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u Qaabbilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho ee Garoowe, Puntland Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Keating oo Soomaaliya soo gaaray