Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Madasha Iskaashiga Soomaaliya
1.Iyada oo uu taageerayo Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo”, si waafaqsan bayaankii Muqdisho ee 22kii Febraayo 2017, wufuud ka kooban 31 xubnood iyo wakiillo ka socday bulshada rayidka ah, qeybta gaarka loo leeya
Istanbul - Wakiillo ka kala socday ilaa 46 dal iyo 11 hay’ado caalami ah ayaa isugu yimid Istanbuul 23-kii ilaa 24-kii Feberaayo 2016 si ay uga qeyb-galaan Madasha Iskaashiga Golaha Wasiirada ee Heerka Sare, oo uu mar
WAR MURTIYEEDKULAN WEYNAHA KOOWAAD EE MADASHA WADATASHIGA QARAN1. Kulan weynaha koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayey hannaanka doorashooyinka 2016ka ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay 19 -20 Oktoobar 2015.
MUQDISHO
Copenhagen – Madasha koowaad ee sanadlaha ah ee Iskaashiga Heerka Sare ee Wasaaradaha ayaa lagu qabtay Copenhagen 19-20 Noofembar,waxa wada guddoomiyey Mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qar