Ergeyga Gaarka ah ee QM oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday baaruurtii kolonyoda ahayd ee wadday saraakiil ka socotay Imaaraadka
Muqdisho – Ergayga-gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay weerakii maanta lagu qaaday baabuurtii kolonyada ahayad ee wadday saraakiil ka socotay Imaaraadka Carabta, kaas oo sababay in ay dhintaan tira dad ah. Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaasi.