12 May 2024 - Sida loo jeediyey.
Galab wanaagsan mar kale, Mudane Madaxweyne.
Farxad weyn bey ii tahay in aan Galmudug joogo, waxaanna adiga iyo kooxdaadaba idinkaaga mahadcelinayaa sida diirran ee aad u soo dhoweyseen aniga iyo kooxdeyda QM.
Waxaan ku guda jiraa geboggabada hawshii aan...
03 May 2024 - Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimisay shaqada muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku soo tebiyaan caqabadaha cimilada ee dalkooda haysata waxayna dhiirigelisay in la kordhiyo tebinta.
“...
02 May 2024 - Isla sidii hadalka loo jeediyey
Subax wanaagsan.
Farxad weyn bey ii tahay in aan ku soo noqdey Baydhabo, waxaana aan rabaa in aan Madaxweynaha iyo kooxdiisa si weyn ugu mahadceliyo soo-dhoweyna ay maanta halkan igu soo dhoweeyeen. Nasiib-darro, tan ayaa sidoo kale ah...
31 Mar 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku...
27 Jan 2024 - New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Mr. Zenenga waxa uu...